Dhaxal sugaha Sacuudiga oo si lama filaan ah u amaanay dowlada Qatar

Dhaxal-sugaha boqortooyada Sacuudiga Mohamed Bin Salman ayaa amaan si lama filaan ah u amaanay dhaqaalaha dalka Qatar oo uu xiriirka u jaray. Mohamed Bin Salman oo ka hadlayay shirka maalgelineed ee Future Investment Initiative oo ka dhacaya Riyadh, ayaa sheegay in dhaqaalaha dowlada Qatar uu sameeyey horumar weyn. “Qatar, inkastoo aan kala duwannahay, is khilaafsan … Continue reading Dhaxal sugaha Sacuudiga oo si lama filaan ah u amaanay dowlada Qatar